OSSO org Wikipedia:Warbixin

Ka OSSO org Wikipedia

U bood: navigation, raadi

Wikipediaha Open Source Somalia Org (OSSO org)waxaa maamula([www.opensourcesomalia.org]) oo ah urur loo aasaasay horumarinta barnaamijyada ku salaysan shatiyada fasaxan (General Public License) iyo ku faafinta/baahinta barnaamijyadaas goobaha waxbarashada, shaqada iyo maamulka ee Soomaaliyeed. --M. I. Mursal 15:16, 4 Janaayo 2008 (GMT)