Bogga Hore

Ka OSSO org Wikipedia

U bood: navigation, raadi
Ku soo dhowoow Wikipediaha Ururka Open Source Somalia.
Maanta oo ah Sabti, 19 Maajo sanadka 2012 waxaa Wikipediyaha OSSO org ku jira 54 maqaal.

Warbixin gaaban

Wikipediahan waxaa loogu talagalay wada shaqeynta dhamaan dadka xiiseeya horumarinta barnaamijyada fasaxan oo waxtar u yeelankara ummadda Soomaaliyeed. Hadaad rabto in aad wax ku soo kordhiso arrimaha aan kor ku soo sheegnay fadlan sameyso gudagale (username).

Markale iyo wada shaqeyn wacan. --Mimursal 03:18, 3 Janaayo 2008 (EST)

Waxaa jira maqaal aan ka qoray habka uu u shaqeeyo Hingaad-saxa afka-Soomaaliga, maqaalkaas waxaa laga heli karaa oo soo bandhigay bogagga ku jirra Internet-ka. Waxaana laga heli karaa meeshaan Hingaad-saxe.

--M. I. Mursal 00:10, 11 Abriil 2009 (GMT)

Erayo

Linux_shortcuts